BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Toogasho ka dhacday iskuul ku yaalla magaalada Graz ee dalka Austria oo dad ku dhinteen
Ku soo dhawaada tabinta tooska ee BBC
Sidee Xujeyda Soomaalidu u arkaan in kaalinta afraad ee Soomaaliya ka gashay waddammada u adeegay xujaydoodii
Soomaaliya ayaa kaalinta afraad ka gashay abaalmarin ay bixiso wasaaradda Xajka iyo Cumrrada Sacuudiga ee Labbaytum loo yaqaan, taas oo la siiyo dalalka taageerada iyo adeegyda gaarka siiya xujeydooda.
Nin dhintay isaga oo ku jira gacanta booliska Kenya oo ay dad badani walaac ka muujinayaan qaabka uu u geeriyooday
Tobaneeyo qof oo ka mid ah dhaq-dhaqaaqayaasha arimaha bulshada ayaa ku dibad-baxay bannaanka goobta meydadka ee caasimadda Kenya ee Nairobi, ka dib markii nin 31 jir ah uu ku dhintay xabsiga.
Doon sidday koox caan ah oo ka koobnaa siyaasiyiin iyo samafalayaal gargaar u waday Gaza oo Israa'iil soo bandhigtay
Doontii sidday 12-kii qof ee gargaarka bani'aadannimo u waday Gaza ayaa laga soo dajiyay dekedda magaalada Ashdod ee Israa'iil
Maxay tahay sababta maalgashadayaasha Itoobiya iyo Ereteriya ay u dooranayaan Rwanda?
Dad badan oo Eriteriyaan iyo Itoobiyaan ah oo Rwanda degay ayaa ka marag kacaya in uu yahay dal ammaan ah.
Ruushka iyo Ukraine oo maxaabiis is dhaafsanaya, xilli weerarro culus ay dhexmarayaan
Faahfaahin ayaa ka so baxaysa maxaabiis is-dhaafsiga labada dhinac xilli ay sidoo kale is weydaarsanayaan duqeymo iyo weerarro loo adeegsanayo gantaallo
Rabshadaha ka dhacaya Maraykanka iyo sida ay u saameeyeen Soomaalida ku nool Los Angeles
Madaxweynaha ayaa horay ugu yeeray Ilaalada Qaranka - isagoo ka soo horjeeda rabitaanka barasaabka gobolka California, Gavin Newsom.
Qaramada Midoobey oo dunida ku boorrisey in la sii wado gargaarka Qasa
Ku soo dhawaada tabinta tooska ah ee maanta
Maxaan ka naqaana Nuur Cabdi Rooble oo ay dowladda Soomaaliya sheegtay in ay ku dishay hawlgal qorsheysan?
Maxaan ka naqaana Nuur Cabdi Rooble oo ay dowladda Soomaaliya sheegtay in ay ku dishay hawlgal qorsheysan?
Iran oo sheegatay in ay gacanta ku dhigtay dukumiintiyo xasaasi ah oo la xiriira nukleyrka Israa'iil
Telefishinka qaranka Iran ayaa Sabtidii sheegay in Iran ay heshay dukumeenti xasaasi ah oo Nukliyeerka Israel ah iyada oo loo marayo "weero sirdoon oo ballaaran". Warbixintu ma aysan bixin macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan sida Iran ay ku heshay dukumentiyada.
Israa'iil oo hor istaagtay dooni ay saar naayeen koox gargaar u siday Qasa
Ciidamada Israa'iil ayaa la wareegay koox miigganeyaal caalami ah oo doonayey in ay jabiyaan go'doominta lagu hayo marinka Qasa.
Sababta korista Jaranjarada ay faa'iido ugu leedahay jirkaaga iyo maskaxdaada
In kasta oo aan isku dayno inaan qaadano wiishka, beddelka jaranjarooyinka, koritaanka dhowr dabaq maalintii ayaa kor u qaada caafimaadka
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 10 Juunyo 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 10 Juunyo 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 9 Juunyo 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 9 Juunyo 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Xul
Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`
Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.
Mareykanka oo sheegay inay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen Xuutiyiinta
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da
Xisbullaah iyo Israa'iil oo loogu baaqay in ay xiisadda dejiyaan
Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
TOOS, Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.